Godad ay Al Shabaab hubka iyo Raashinka ku keydsan jireen oo la bur buriyay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen buuraha Caalmadow ee gobolka Bari waxa ay ku bur buriyeen godad la sheegay in Al Shabaab ku keydsan jireen hubka iyo raashinka. Qoraal kasoo baxay laamaha amaanka Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada PSF ay howlgal qorsheesan ka sameeyeen degaanada Dhagaxdhaabur, Madarshoon iyo Ceel Qaraar ee … Continue reading Godad ay Al Shabaab hubka iyo Raashinka ku keydsan jireen oo la bur buriyay (Daawo Sawirada)